Kooraskan waxaa lagugu barayaa sidii aad ku noqon lahayd Network Engineer.
Koorsada Network Engineering waa cashar muhiim ah oo aad u qiimo badan, gaar ahaan xilligan oo dunida ay ku tiirsan tahay shabakadaha iyo xiriirinta xogaha. Waa hab waxbarasho ardayda iyo xirfadlayaashu ku baran karaan qaababka ay shabakadaha kombiyuutarku u shaqeeyaan, xeerarka iyo farsamooyinka kala duwan ee loo adeegsado naqshadeynta iyo dayactirka shabakadaha, iyo hababka amniga lagu ilaaliyo
Write a public review