understanding the physical components of a computer system, including how they function and interact, and how to troubleshoot and maintain them.
Hardware-ku waa qeyb muhiim ah oo ka mid ah tiknoolajiyada casriga ah. Inta badan waxa laga hadlaa software, laakiin hardware-ku wuxuu leeyahay door muhiim ah oo lafdhabar u ah habsami u shaqeynta qalabka iyo nidaamyada kala duwan. Koorsada hardware-ka ayaa ah tababar la xidhiidha barashada iyo fahamka qeybaha kala duwan ee qalabka kombiyuutarka iyo sidii loogu adeegsan lahaa si wax ku ool ah.
Write a public review