When learning graphic design, you'll acquire skills in visual communication, including understanding design principles, color theory, typography, layout, and composition, as well as mastering software and developing a creative process to create effective and engaging designs.
Graphic Design waa farshaxan casri ah oo la isku daro sawir, midab, qoraal, iyo naqshad si loo abuuro farriimo muuqaal ah oo dadka soo jiita. Xirfadda Graphic Design waa mid qiimo badan oo loo isticmaalo in lagu sameeyo naqshado kala duwan sida logo-yada, boodhadhka, xayeysiisyada, website-yada, iyo sidoo kale naqshadaha alaabta ganacsiga. Koorsada Graphic Design waxay qofka siinaysaa xirfad iyo hal-abuurnimo uu ku abuuro naqshado la xiriira baahiyaha ganacsiga iyo macaamiisha.
Write a public review